English
Incumbent will be responsible for supporting Al-Rashid Building Materials day-to-day operations activities of a retail store by maintaining positive relationships with customers and organizing display shelves. Their duties include greeting customers and helping when buying products in the store, taking inventory of products and restocking shelves as needed and managing the POS system to administer refunds or process payments for customers.
Duties and Responsibilities:
- Greeting customers as they enter the store and welcome them
- Working at the point-of-sale counter to process transactions
- Assisting customers in locating products by going through the inventory
- Ensure to find or substitute the items that are not available in the store from others store based on customer requests and make sure that we will provide the items.
- Suggesting new items to customers based on their selections
- Entering sales data and customer data into the company database
- Keeping records of special orders
- Monitoring the merchandise and notifying a superior when items need to be restocked
- Arranging items such as special sale items to engage customers
- Building customer relationships
Qualification & Skills
> High School Diploma or +
> Customer Service roles which is a mix of workplace skills and technical skills.
> Computer and Data entry Skills
> Marketing Skills
> Excellent Organization Skills and Attention to details.
> Highly organized and ability to prioritize tasks
> Excellent communication and interpersonal skills
>Ability to work independently and as parts of team
Somali
Goofka shaqada qabanaya waxaa loo xil saaray hawlaha maalmeedka ee dukaanka tafaariiqda Al-Rashid ee agabka dhismaha iyada oo la xurmaynayoo xiriir wanaagsan e macaamiisha ah iyo abaabulka shelf-ka soo bandhigidda. Waajibaadkooda waxaa ka mid ah salaamida macaamiisha iyo caawinta marka la iibsanayo qalabkaa dhiska, qaadaynta sahayda alaabooyinka iyo dib u buuxinta shelf-ka marka loo baahdo iyo maareynta nidaamka POS si loo fuliyo lacag celin ama loo xisaabinayoo lacagaha iyo qalabkaa ay iibsadeen macaamiishu.
Waajibaadka iyo Mas'uuliyadaha:
Soo dhawaynta macaamiisha marka ay soo gellaan dukaanka iyo soo dhaweynShaqada
ka qabashada counter-ka iibka si loo xisaabiyo macaamilada
Caawinta macaamiisha si ay u helaan alaabada adiga oo maraya kaydkaIska hubi iyo in la helo ama lagu beddelo alaabta u dhiganta ta aan dukaanka oolin dukaamada kale iyadoo lagu saleynayo codsiyada macaamiisha iyo hubi in aan awoodno in aan siino alaabta.
Soosaarida alaabada cusub ee macaamiisha iyada oo lagu saleynayo xulashadooda
Geliya xogta iibka iyo xogta macaamiisha keydka shirkaddaHaynta diiwaanada amarada gaarka ah
Dareemida badeecada iyo ogeysiinta maamulaha marka alaabta u baahan tahay in la soo celiyo
Dhisida alaabada sida alaabta iibka gaarka ah si loo xiiseeyo macaamiisha
Dhisida xiriirka macaamiisha